Wednesday 16 January 2019

Hotelka DusitD2 iyo Dukaamada ayaa ku dhexyaalla dhismaha la weeraray

Hotelka DusitD2 iyo dukaamada ayaa ku dhex-yaalla dhismaha la weeraray ayaa ah goob caan ah oo ay ka adeegtaan dadka dalxiisayaasha ah ee ka yimaada, Mareykanka, Yurub iyo India.
Kaamirooyinka amniga ayaa laga arkay afar nin oo hubeysan oo hotelka-galaya.
Halkan ka daawo muuqaal
http://saxafiyare1.blogspot.com
http://saxafiyare2,wordpress.com
http://m.facebook.com/saxafiyare2/
http://m.facebook.com/saxafiyare4/
calisaxafi@outlook.com

Cali M Gaaboow